Khawaarijta ayaa qarax miino maanta u dhigtay gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo mareyey deegaanka Geel-gub oo hoostaga degmada Cadale.
Xildhibaan Saaqad Muqtaar oo kamid Baarlamaanka Hirshabeelle ayaan goordhow ka wareysanay.